Quantcast
Channel: SomaliTalk.com » SaahidYusuf
Browsing latest articles
Browse All 10 View Live

Callaamatu Sayid Abuu AC’laa Al-mowduudi (2) | Saahid

Callaamatu Sayid Abuu AC’laa Al-mowduudi (2)   Waxaan horay uga soo hadalnay Sayid Abuu Ac’laa Al-mowduudi qeybtiisii hore, Hataanna waa inoo qeybtii labaad oo kaga hadleyno Afkaartiisii annagoo ka soo...

View Article



Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ustaad AL-Shiikh Abuu Saciid AL-Nuurasi (1) | Shiikh sahid

Ustaad AL-Shiikh Abuu Saciid AL-Nuurasi (1). Horudhac: Shiikhaan oon markaan xulaayey Culumaddii Sideeda ahaa ee aan Qarnigaan ku soo moodnay, ayaan tirada iskaga buuxsaday,maadaama uu ka soojeedo...

View Article

Ustaad shiikh badiicu zamaan saciid Al-nuurasi (2)

Ustaad shiikh badiicu zamaan saciid Al-nuurasi (2) Badiicu zamaan Al-nuurasi markuu asaasay madarasadiisii magaalada waan ayaa waxaa bilaabmay dagaalweynihii koowaad ee Adduunka, kadib Shiikha iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Islaamka oo u Dhaxeeya Khalaadka Dhallintooda iyo Tashwiishka Cadawgooda (1)...

Horudhac !!! Maqaalkaan oon ku eegi doono Muxaarad ballaaran oo uu soo jeediyey Caalminka weyn ee Shiikh Maxamed Cabdi Umal xafidahulaah ayaa ka tarjumeysa khaladaadka ay dhalintu ka galayso islaamka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shiikh Ustaad Badiicu Zamaan Saciid AL-Nuurasi (3)

Shiikh Ustaad Badiicu Zamaan Saciid AL-Nuurasi (3) Ummad Hal Nin Badbaadshay ??? Ustaad Caasim Al-xuseyni wuxuu ku yiri kitaabkiisa ( Qeybo ka mid ah noloshii Badiicu Zamaan Saciid AL-nuurasi)waxa ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

AL-Shiikh AL-Callaamah Maxamed Saalax AL-Cuthaymiin (3)

  ( Fatwadiisii ku saabsaneyd is qarxinta in aysan banaaneyn) Shiikhu wuxuu leeyahay Fatwo ku saabsan isqarxinta ma banaan tahay ???? oo uu jeediyey markii Falastiiniyiintu ay isqarxin jireen...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAYID QUTUB ! : MA SHIIKHBAA MISE MUFAKIR ISLAAMI ?!

 HORUDHAC : SAYID QUTUB waa shakhsiyad aad la iskugu khilaafsan yahay se la isku raacsan yahay in uu Caan ka yahay Dunidda Islaamka iyo Adduunka oo dhanba. Waxaan ku dadaali doonaa in wada koobo...

View Article

Salafiyadu ma tacasubkii mad-habiga ahaa bay soo celinayaan ?! | Shiikh Saahid

  ( Qisadii ka dhacday Masaajidka Ibnu Tiimiyah ee OHAAYO, USA ) Horudhac : Shiikh mohamed ibnu idris AL-shaafici wuxuu ahaa Caalimkii reer Qureeyshayd ee uu Nabigu sheegay in uu dhulka ka buuxin doono...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho iyo Khadad Cagaaran oo hor leh | Amiin Yuusuf Khasaaro

Iyadoo marba marka ka dambeysa ay sii xumaaneyso Xaaladda Magaalada Muqdisho, kadib markii ay sanooyin ugu dambeeyey hareeyeen dagaalo aan dhamaad laheyn oo xitaa inta badan bulshada Soomaaliyeed ay ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sayid Qudbi Ma Shiikhbaa Mise Waa Mufakir (2)

  Sayidka maxaa lagu xasuusan karaa ??? Sayid Qutub labo waxyaalood baa lagu xusuusan karaa in uu Caalamka Islaamka ku soo kordhiyey : 1) Wuxuu ahaa Nin aad u yaqaanna Nolosha Isticmaarka ama (...

View Article
Browsing latest articles
Browse All 10 View Live